Banaanbax Balaadhan oo looga soo horjeedo Kaligii Taliye Malis Zenawi ayaa waxa uu ka dhacaya Wadanka UK Guriga Ra’isal wasaaraha Hortiisa.

Maalinta: Jimce 08/04/2011
Saacada: 09:00 AM illaa 18:00 PM
Goobta: No. 10 Downing Street, London, UK

kala xidhiidh: Xuseen 077 917 02245
 e.mail : ogadenuk@yahoo.co.uk

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay