Aqoonyahan Cabdiraxmaan oo ah muwaadin somalida Ogadeniya oo ku nool Greater Mancheter ayaa ka qeyb galay barnaamij ay qabteen Somali Sat oo ay ugu magacdareen Raad Raac. Barnaamijkan ayaa waxaa mudanaha lagu wareystay xaalada dadka iyo dhulka Ogaden. isaga oo su’aalo badana laga soo weydiiyay qadka teleefanka.

Daawasho wanaagsan. Aragtidada ku aadan Barnaamijkan Hoos ayaad qeybta Commentiga ka dhiiban karta

 
 

1 Comment

  1. Mohamed Abdullahi says:

    wariyaha waxaa ka muuqataa aqoon la”aan xaga saxaafadda ah waxuu u egyahay shaqsi u shaqeeya kililka u shaqeeya ma haboona in la soo galiyo website qadiyaddu leedahay i am sorry waaba nin dagaalamaya e

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay