Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaal ka dhacay meel udhow Baabili iyo maleeshiyaadka Dabaqoodhiga hawaarinta oo baxsadayTaariikhdu markay ahayd 30/10/2012  Deegaanka lagu magacaabo Boholka oo katirsan Magaalada Baabili dagaal aad uculus oo halkaasi ka dhacay waxaa Askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay in kabadan 10Askari waxaana lagaga dhaawacay tiro intaasi kabadan.

Isla taariikhdaasi (30/10/2012) Magaalada Fiiqa waxaa ka goostay 14 Askri oo kamid ah Dabaqoodhiga hawaarita

Maleeshiyaad goosatay ayaa ku hubaysnaa qoryo uu kamid yahay BKM waxaana lasheegayaa in ay isku dhiibeen CWXO.

 

ONA

 
 

1 Comment

  1. maan shaa allah waa guul jwxo walle jawxo weyla yaabin doonta wayaanaha

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay