Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in shalay makhribkii oo ay Taariikhdu ahayd 10 Noveber 2012 ay Cutub katirsan NH/CWXO ugaleen wadada gaadiid ciidamada gumesiga ah oo marayey Deegaanka lagu magacaabo Tukaaley oo udhow magaalada Qabridahar ee Xarunta Gobolka Qorahay

waxaana halkaasi lagu gubay 1 baabuur iyo askartii saarnayd oo aan waxba kabixin iyadoo khasaare kale oo aad uculusna lasoo gaadhsiiyey gaadiidkii kale ee lasocday kan halkaasi lagu gubay.

Ciidamada Gumeysiga ee ku sugan dhulka Ogadeniya ayaa si xor ah isugu gudbi karin waxayna ku baxaan kolanyo gaadiid ah oo ciidan badan iyo saad saaranyahay. Kolanyadaas oo CJWXO kabadbaadin saad iyo hubadana laga furto.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay