waxaa shir si aad u xoog badan loosoo abaabulay kasocda magaalada London ee wadanka UK. Shirkan oo Madaxda Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya kasoo qeyb galeen. Waxaa looga hadlay Xaalada Wadanka Ogadeniya iyo halganka kasocda marxaladihiisa oo si quruxbadan loosoo bandhigay. Waxaa hadlay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya iyo Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF C<raxmaan mahdis iyo Hogaanka HAAB Mudane Maxamed Cabdi Yasin Diirane,

Waxaa hada socda Martisharafti kale hadalkoodi. Warbixintan oo dhameys tiran dib kala soco.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay