Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhawr ah oo ka dhacay wadanka Ogaadeeniya dagaaladaasi oo cadowga lagu soo gaadhsiiyay khasaare  lixaadle

11/11/2012 Deegaanka lagu magacaabo Guudle oo katirsan Galaalshe kamiin qorshayasan oo ay cutub katirsan NH/CWXO u dhigeen askarta gumaysiga Ethiopia ayaa waxaa lagaga dilay 7 Askari waxaana lagaga dhaawacay 10 kale

08/11/2012 Dhag-balaayo oo katirsan Magaalada Baabili dagaal halkaasi ka dhacay waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 4Askari

10/11/2012 Fardhiito oo ka tirsan Awaare waxaa lagu dilay 1Askari oo kuwa gumaysiga Ethiopia ah

Waxaa iyaguna jira dagaalo kale oo ka kala dhacay 08 iyo 9/11/2012 Baffaha oo Baabili katirsan iyo Taraabiirta oo Fiiq katirsan ku waasi oo cadowga loogu gaystay khasaare lixaadle.                        ONA

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay