Waxay dhalinyarada iyo ardayda ku midaysan ururka OYSU ku qaban doonaan dunida dacaladeeda barnaamij aad u qiimi badan oo loogu magacdaray Cun oo Caawi. Barnaamijkan oo ka soo maaxatay maskaxda dhalinyarada ayay ugu talagaleen inay isugu yimaadaan say uga wada tashadaan sidii loo caawin lahaa walaalahooda ku tabaalaysan dalka gudihiisa iy dalalka dariska ah.

Barnaamijkan oo la qaban doono bishan 25keeda ayaa loogu baaqayaa dhalinyarada iyo ardayda inay ka soo qaybgalaan say ula qaybsadaan walaaladood dareenka halganka iyo wada-dhalashada.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay