Universal TV talaabo sharci malaga qaadi karaa?
Waa su’aal uu soo dhex dhigay qoraaga shabakadda radiojigjiga.com isagoo baadhitaankiisa ku soo helay in Unv.TV uu qayb ka yahay xasuuqa lagu hayo dadweynaha Soomaaliyeed ee Ogadenya. Wuxuu qoraaga sheegay inuu TV-gan qandaraas ka qaatay dawladda Itobiya ku saabsan in dadka ku hadla Afka-Somaliga lagu gaadhsiiyo dacaayadaha Itobiya ee ku wajahan Somalida ay gumaysato Itobiya. Wuxuu yidhi qoraaga; (.. nasiib daro waxaan lawada soconaa inuu Universal TV noqday aalad lagu fuliyo dulmiga ay dawlada Itoobiya ku hayso shacbiga Soomaalida Ogadeniya.)
Wuxuu qoraaga maqaalka soo dhexdhigay dadweynaha Somaliyeed ee Ogadenya inay arinta Unv.TV ka doodaan, eegaana sida ay suurtagal u tahay in laga dacweeyo haya’adaha qaabilsan anshaxa saxaafadda.
Maqaalka oo dhamaystiran Riix
ONA.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.