Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Jaliyada Ogadeniya ee ku nool Gauteng,  Mpolanga, Limpopo iyo Rustanburg inay ka soo qayb galaan kulan weyn oy isugu imanayaan Jaaliyada iyo wufuud ka socota Hogaanka sare ee Jabhadda.

Waxaa shirka jooga maamulka guud ee jaaliyada  JOKA ee fadhigeedu yahay magalada UITENHAGE. Shirkani  wuxuu u leeyahay xiiiso gaar ah xubnaha jaaliyadda ee jooga Goboladaas. Socdaalka wufuuda JWXO ayaa qayb ka ah olole abaabul oo aad u mugweyn oo lagaga arinsanayo hanashada ciida Ogadeniya sidaa daraadeed, waxaa si xishmad leh lagu wargalinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyada JOKA ee ku nool goboladan kor ku xusan inay ku sugnaadaan goobta kulanka.

 

Taariikhda shirka:29-11-2012

Saacada shirka :1.30 galamnimo(bacda duhur)

Goobta : Luttig 323 streetPretoria west

wixii faahfaahin dheeri ah fadlan kala xidhiidh Numbaradan hoos kuqor

0742745909

0787351224 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay