Ogaysiis: waxaa dhamaan bulshada Sweden ee caasimada Stockholm & nawaaxigeeda ku noolba lala socodsiinayaa, in ururka (OYSU-SWEDEN) uu qaban doono munaasabad loogu magac daray cun oo caawi laguna qaban doono Stockholm gaadh ahaan xaafada jakobsberg. Hadaba waxaa bulsha weeynta reer Ogadenia loogu baaqayaa inay kasoo qaybgalaan oo ay ka qaybqaataan gargaarka walaalahooda tabaalaysan ee reer ogaadenia.

´Dhanka kale waxaa munaasabada maalinkaa marti sharaf ku ah oo warbixin aad loowada sugayay dad weeynaha la wadaagi doona, Halgame Abdulahi Husein ee yaan la moogaan.

Goorta: 2 December 2012
Goobta: Snapphanevägen 54 Järfälla
Saacadda: 14:00 – 21:00 

PLEASE DONATE !

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay