Ururka u dooda dadka xuquuqdooda la duudsiyay ee loo soo gaabiyo UNPO ayaa shirweyniiisii 11aad ku qabsaday November 30 2012.caasimada Switzerland ee Genva. Waxaa ka qaybgalay shirweynaha UNPO wafdi ka socday ururada bulshada S.Ogadenya.

Wufuudii isugu timid Shirweynaha ayaa sheegay inay saadilanayaan in shacabka S.Ogadenya ay gaadhayaan gobanimo goor aan fogayn, iyagoo yidhi waxaan uga tusaale qaadnaynaa halganka ay ku jiraan oo shucuub badan oo xoriyadooda hantay ay soo mareen. Halkan ka daawo;

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay