Kuxigeenka Hogaanka Warfaafinta ee JWXO N/hure Maxamed Shariif oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ayaa waraysi dheer siiyey Radio Xoriyo. Mudane Shariif wuxuu uga waramay xaaladaha dhabta ah ee ka jirta gudaha, cududda ciidanka iyo tayada howlgalada ay ciidanka ONLF leeyihiin, wuxuu kaloo Ku-xigeenka Hogaanka Warfaafintu ka hadlay anshax wanaaga ciidanka ee dhagaysi wanaagsan.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay