Shirkii lagu qabtay Geneva ee looga hadlayay arimaha xuquuqda aadanaha ayay wufuud ka socda hay’adaha xuquuqda shacabka Ogadenya u dooda ka qaybgaleen. Goobta shirweynaha ayaa laga dhagaystay dacwadihii ay soo gudbiyeen ergooyinkii ka socday Ogadenya iyo cadaymihii ay soo hordhigeen shirka, waxaana la rajaynayaa in talaabada ku haboon laga qaadi doono marka ay darsaan khubarada ku xeel dheer baadhitaanka dambiyada dagaal ee laga galo dadka shacabka ah.

ONA.

 
 

1 Comment

  1. shaanbal faysalmaxudcalwali says:

    anigoo ah shanbal faysal kana tirsanaa ciidamad lyuu polis regmantiga (9)sagaalaad waxaan cidkasta oo ka mida hayadah ku mashquulsan ilaa ilaalinta xuquuqul isaanka ama bini aadmiga sida amest international human right wosh in uu ka jiro gobolka ogaadeenya gumaad aan suuro gal ahayn oo aanu goob joog ka ahyn anigu waxaan ahay evedace sababtoo ah waxaan ka mid ahaa cidamadii lugta ku maray dhamaan deegaanka indhihiisana ku arkaayey gumadka;
    \ dhbatooyinka murugada leh eexasuuqa loo gesanaayey shacabka ogaadeenya dhibaatooyinkani waxay salka ku hayaan gumaada bulshada reer ogadaniya sededii sano ee ugu horeeyey waxaa la gumaaday shacab gaadhaya ilaa 10 kun oo qof laguna eedeeyey ONLF SHACABNA AH GUMAADKANI WAXAA UU KA DHACAY FIIQ DHEGAXBUURWARDEER QABRI DAHARE

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay