Waxaa Jimcihii banaabxa balaadhan ka dhigay masaajidka weyn ee Adisababa muslimiinta Itobiya oo weli ka cabanaya faragalinta ay dawladda ku hayso arimaha diinta. Inkastoo uu wareysigaa dhawaa uu ku sheegay in aanay xukuumada faragalin umuuraha diinta, waxay kumanaankan muslimiinta ah ka cabanayaan faraglinta iyo cabudhinta ay aqaliyadda Tigreega ah ku hayaan muslimiinta Itobiya. Halkan ka daawo:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay