Waa Habeen xiiso leh oo lasugaayay, Hamoogaanin Habeenka Hidaha iyo Dhaqaka fanka iyo suugaanta Somaliyeed ee Hobalada Magaalada London iyo Ururka OYSU UK kusoo bandhigayaan Xaafada Southall taariikhdu markay tahay 22 December 2012. Xog dheeraad ah ka fiirso Muqaalka sawirka horey u dalbo tigidhka adiga oo la hadlaya telefanadaas kore.

Ururka OYSU -London- UK.

ONA

 
 

1 Comment

  1. SHAANBAL FAYSAL MAX,UD Clwali says:

    waxaan salamaya dhamandhaliyarada reer ogadenya ragiyo dumar anigoo leh usoo jeesada inaad umadiina udadashan sidii aad ugu soo sarilahydeen xuquuqdoodii intii nooliyo intii la xasuuqayba dadaalwacan
    guuliyo gobanim

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay