Maamulka ONA wuxuu dhamaan akhristayaasha ka raaligalinayaa mudadii shabakadda ogadennet ay idinka maqnayd asababa la xidhiidha xagga farsamada iyo shabakadda oo u baahatay baaxad ka balaadhan intii hore darteed.

Waxaa isla marahaantaa la ogaysiinayaa akhristayaasha inay muddo gaaban oo dambe ay hawl ku socota darteed u maqnaan doonto shabakadda ONA. Waxaan rajaynaynaa sida ugu dhaqsaha badan inay hawlahaa noogu dhamaan doonaan si ay akhristayaasha xiiseynaya halganka uu shacabka Ogadenya ku raadsanayo xoriyaddii uu Ilaahay siiyay dhamaan aadanaha ay ugala socdaan shabakadda.

Guul Iyo Gobanimo.

Maamulka ONA.

 
 

3 Comments

  1. runsheege says:

    waad mahad santihiin inoo hagaajiya laakiin xusuusnaada intaad maqantihiin waanu oomanahay

  2. wiiljwxo says:

    inoo hagaajiya, waadna mahadsantihiin,
    dhega la`aan indha la`aan baa nagu dhacday intii ay ogadennet.com hagaajinta ku maqnayd.

    guulaysta.

  3. jwxxo says:

    waxa aan leeyahay hagaajiya webka oo casriyeey laakiin waax badan ha maqnaanina walalayaal waxa aad tihiin wehelka dhabta ah ee umada ogadenya soo dadaala walaalayaal

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay