Magaalada Gaarissa ee caasimada gobolka W/bari Kenya waxaa maanta ka dhacay shir ay isugu yimaadeen xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya, shirka oo ah shirkii caadiga ahaa ee jaaliyada ayey kaga wadda hadaleen arimo badan oo khuseeyey Xubnaha jaaliyada ee ka hawl gala gobolka w/bari Kenya. 

Kulankan ayaa sidoo kale lagu soo gabagabeeyay tababaro dhinaca maamulka ah iyo tababaro dhinaca xirfada shaqada (Skills) ah oo lasiiyay xubno badan oo kamida jaaliyada. Tababaradaas oo guul ku dhamadaay ayaa waxaa la guddoonsiiyay shahaadoyin ay jaaliyadu abaal marin u siisay xubnihii qaatay koorsooyinkaas.

 Kulankan ayaa guul ku dhamaaday.

Garisa

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay