Waraysi qiimo badan oo dheer oo ay halganto Canab Fooleey kaga waramayso halgamadii 1964,1977,1994 Kobtan ka dhageyso radio xoriyo

 
 

1 Comment

  1. amiir ali says:

    asc waan salaamayaa ogadennet iyo hooyo ,halganta,canab fooley, waa taariikh cajiib ah waxayna igu reebtay xusuus aan caadi ahayn waxaana jeclaan lahaa inay nalagu ciido ciida hooyo oo xor ah insha allaah,soomaaliya waa nacabkeena waxayna markasta dhan ka wada yihiin horumar la aanteena insha allaah maalin maalmaha ka midana weyna na hoos imandoon insha allaah.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay