Maanta oo bishu tahay 23 December 2012 waxaa xubno ka mid ah jaaliyada S/Ogadenia ee Victoria  gaar ahaan ururada bulshada sida ururka OYSU Melbourne ka qeybgaleen xaflad ey soo aggaasimeen Jaaliyada Oromia.
Jaaliyada Oromia ee Victoria iyo Jaaliyada S/Ogadenia ee Victoria waxaa ka dhaxeeya xirir aad u sareeya.  Labadaan jaaliyadood ayaa halmabda kadhaxeeya, kaaso ah sidii loogaarsiin laha Dowlada Australia dhibaatooyinka dowlada Ethiopia  kuhayso shacabka Ogadeniya iyo  qowmiyada ormada ee ka soojeeda oo  dhibaato gumeysi xasuuq iyo dhibaatoyin kaleba lagu hayo.

 

 Waxaa warbixin kooban xaflada kasoojeediyey  Mudane Hassan Nuur oo ah gudoomiya kuxigeen jaaliyada S/Ogadenia ee Victoria. Hassan ayaa u mahadceliyey  jaaliyada Oromada, kuna dhiirigaliyay in si wadarjir ah u shaqeyan labada jaaliyadood wadashaqayntaasna in kor loosii qaado si horumar dagdag ah looga gaadho qadiyadaas.

 

 

luul
Melbourn
ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay