koorsada Alifle ee machadka Kaafi ayaa dacfadii 19aad maanta loogusoo xidhay xubnaha jaaliyada faraca Miftaaxul Xoriyo.

Casharada lagu qaatay Koorsada Alifle waxaa kamid ahaa

Taariikhda Ogadeniya iyo Africa.

Midab kalasooci South Afrika

Halganki Algeria iyo casharo kale oo ku aadan halgamadi guuleystay.

Munaasabada lagusoo xidhay Koorsada Alifle waxaa khudbado dhaadheer kasojediyay qaarkamida macalimintii casharada bixisay, gudomiyaha faraca miftaxul xoriyo iyo gudiga OYSU Ifo.

Waxa Dareenka xubnaha aad u kiciyay oo shucuur kulul ku abuuray markii lagawarbixiyay siday JWXO halgan hubaysan ku bilowday iyo maanta heerka lamarayo.

Gabagabadii waxaalagudonsiyay shahadooyinkii xubnihii mutaystay. Munaasabadan waxaykusodhamatay wajifarxaded  iyo shucuur wadaniyadnimo

maxamed c/wali

ifo

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay