Warbixin: 21 Daggaal oo Ciidamada ONLF ku qaadeen Gumeysiga inti u dhaxeysay 11 – 24 December 2012
Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya Dagaalo farabadan oo lagu qaaday askarta gumaysiga Ethiopia ee mooraalka jabasan ee ku sugan Dalka Ogaadeeniya
Dagaaladaasi aadka u faraha badan ayaa Askarta Gumaysiga Ethiopia waxaa lagaga dilay lagagana dhaawacay askar farabadan waxayna u dheceen:
24/12/2012 Deegaanka Yoraale oo Qabridahar udhow dagaal culus oo halkaasi ku dhex maray cutub katirsan NH/CWXO iyo kuwa gumaysiga madow ee Ethiopia ayaa waxaa halkaasi lagaga dilay askarta gumaysiga Ethiopai 7 Askari waxaana lagaga dhaawacay 13 kale
22/12/2012 Dagaal culus oo ka dhacay Deegaanka lagu magacaabo Diyaar oo Dhagaxbuur udhow waxaa ciidamda daalan ee gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 8 Askari waxaana lagaga dhaawacay 15 kale
22/12/2012 Qubi oo dhagaxbuur katirsan dagaal ka dhacay waxaa ciidamda uruuriska ah ee gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 5 Askari waxaana lagaga dhaawacay 8 kale
22/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Dhaga-taagyada oo Abaaqaroow udhow dagaal halaasi ka dhacay waxaa ciidamada daalan ee gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 1 Askari waxaana lagaga dhaawacay 2kale
22/12/2012 Deegaanka lagu magacaaabo Feedha-cadde oo Qabridahar katirsan dagaal halkaasi ka dhacay waxaa ciidamada gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 1 ASkari waxaana lagaga dhaaacay 2 kale
21/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Garbaley oo Aware ka tirsan dagaal xoogan oo halkaasi ka dhacay waxaa ciidamda saama la luudka ah ee gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 9 Askari waxaana lagaga dhaawacay 10 kale
21/12/2012 Gabi-xumasaale oo Garbo u dhow waxaa lagu dilay 2 kamid ah askarta gumaysiga Ethiopia
21/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Gacandhaale Dhagaxbuur dhow dagaal ka dhacay waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 2 Askari waxaana lagaga dhaawacay 4 kale
21/12/2012 Cismaan-khadari oo Dhagaxbuur isna udhow dagaal ka dhacay waxaa ciidamda Ethiopa lagaga dilay 2 Askari waxaana lagaga dhaawacay 6 kale
Iimay-bari dagaal kadhacay 21/12/2012 ayaa waxaa askarta daalan ee gumaysiga Ehiopia lagaga dilay 6 Askari waxaana lagaga dhaawacay 5 kale
19/12/2012 Wardheer waxaa ciidamada gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 3 Askari waxaana lagaga dhaawacay 4 kale
Taraabiirta oo Fiiq katirsan dagaal kadhacay 19/12/2012 ayaa waxaa ciidamada gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 3 Askari waxaana lagaga dhaawacay 4 kale
19/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Miir-dhurwaaley oo Wardheer katirsan dagaal ka halkaasi ka dhacay waxaa ciidamda gumaysiga lagaga dilay 2 Asakri waxaana lagaga dhaawacay 1 kale
18/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Fiidoole oo iimay-bari katirsan dagaal halkaasi ka dhacay waxaa lagu dilay 2 Askari oo kuwa gumaysiga Ethiopia ah waxaan lagu dhaacay 3 kale
18/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Qorato oo Galaalshe udhow dagaal xoogan oo halkaasi ku dhex maray NH/CWXO iyo Askarta daalan ee gumaysiga Ethiopa ayaa waxaa ciidamada nacabka ah ee Ethiopia lagaga dilay 8 Askari waxaana lagaga dhaawacay 12 kale
17/12/2012 Bukudhobo oo Awaare katirsan dagaal ka dhacay waxaa ciidamda gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 2 Asakri 3 kalana waa lagaga dhaawacay
16/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Dhaban-abi oo Xamaro udhow dagaal halkaasi ka dhacay ayaa waxaa ciidamada daalan ee gumaysiga Ethiopai lagaga dilay 3Askari waxaana lagaga dhaawacay 2 kale
16/12/2012 Deegaanka Cadaley waxaa askarta gumaysiga Ethiopia dagaal ka dhacay halkaasi lagaga dilay 1 Asakari waxaana lagag dhaawacay 4 kale
14/12/2012 Maanyo-kumeer dagaal ka dhacay waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 2Askari waxaana lagaga dhaawacay 3 kale.
11/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Lo’bila oo Galaalshe katirsan dagaal halkaasi ka dhacay waxaa askarta daalan ee gumaysiga Ethiopai lagaga dilay 3Askari waxaana lagaga dhaawacay 5 kale
11/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Gol-dhabiley oo Garbo ka tirsan dagaal ka dhacay waxaa askarta gumaysiga lagaga dilay 6Askari waxaana lagaga dhaawacay 8 kale
ONA
1 Comment
WE ARE LOOKING FOR THAT ONE DAY OGADEN WILL BE FREE FROM THE TYRANY OF ETHIOPIA.ALLAH ONLY KNOWS WHAT THY ARE DOING IN OGADEN.I AM PRETTY SURE THEY RE GONNA PAY WHAT THEY HAVE DONE TO THEM.