ICDS ayaa wareysiyo ka qaaday xubno iyo madax iyo shaqsiyaad bulshada ku leh meeqaam. Wreysiyadaa oon si taxana ah idiinla socodsiin doono qaybo ka mid ah ayaan ku bilaabaynaa wareysigii ugu dambeeyay oy la yessheen Gud/Ku-xigeenka Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (JWXO) mudane M. Ismaaciil Cumar. Wareysigan ayuu N/hure M. Ismaaciil kaga xogwaramayaa arima badan oo muhiim ah oo quseeya halganka gaar ahaan waxqabadkii jaaliyadaha ee sanadkii tagay. Dhagaysi wacan:

ONA.

 

      1. Mohamed ismaaciil G. ku xigeenka JWXO
 
 

1 Comment

  1. Midnimo says:

    Ree Ogadenia Sanad wacan sanadkan sanadkiisa guul iyo gobanimo ku gaadha Inshaa allaah.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay