Shalay oo ahayd 2 bishii1aad-2013 Waxaa Ururka OYSU Ifo qabteen shir aad u agaasiman oo muhimadisu ahayd inlagu doorto xoghayaha sanadkan 2013ka iyo inlagu qiimeeyo waxqabadkii oysu ifo waxaana lagu doortay xoghayihii hore mudane tamaan daacad oo loo arkay inuu yahay qofka kuhaboon shaqadan. Hadaba waxqabadkii hirgalay sanadkii tagay waxaa kamid ahaa diwangalintii oysu ifo oolagudaray ururada udiwangashan haayada UN, qabashada siminaaro kaladuwan barnaamij loogudeeqay ardayda Ogadenia ee Ifo sida boogaag  iyo qalimaan looguqadayay waxbarashada iyo qalab kale.

Ugudambayntii kulankan waxuu kuso gabagaboobay guul iyo waxqabad.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay