Wararka  nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya ayaa sheegaya dagaalo farabadan oo ka dhacay wadanka ogaadeeniya ku waasi oo lagu jabiyey askarta mooraalka jabsan ee gumaysiga Ethiopia, dagaaladaasi ayaa waxay udhaceen

01/01/2013 Deegaanka lagu magacaabo Haloobiyo oo Baabili udhow ayaa waxa ay ciidamda wadaniga xoraynta ogaadeeniya ku weerareen deegaankaasi dabaqoodhiga hawaarinta oo dad shacab ah ku dhibaataynayey deegaankaasi waxay ciidamada wadaniga xoreynta Ogadeniya halkaasi ku dileen 6 kamid ah dabaqoodhiga hawaarinta iyagoo ku dhaawacay 8 kale dagaalkaasi ayaa waxaa dabaqoodhiga hawaarinta lagaga furtay saanad milatari oo aad ubadan

01/01/2013 Geedi-aar  oo Dhagaxbuur  udhow dagaal ka dhacay waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 3 Askari waxaana lagaga dhaawacay 4kale

31/12/2012 Jugle oo Qabridahar katirsan dagaal ka dhacay waxaa ciidamda gumaysiga lagaga dilay 1asakri waxaana lagaga dhaawacay 2kale

30/12/2012 Ina samriye oo jigjiga katirsan dagaal ka dhacay waxaa ciidamada daalan ee gumaysiga madow lagaga dilay  4Askari waxaana lagaga dhaawacay 5kale

30/12/2012 Bali seele oo Sagag udhow dagaal culus oo halkaasi ka dhacay waxaa ciidamada daalan ee gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 11 Askari waxaana lagaga dhaawacay 13 kale

30/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Geed dheer oo Awaare ka tirsan waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 2 Askari waxaana lagaga dhaawacay 1askari

29/12/2012 Deegaanka lagu magacaabo Biyacade oo dhuxun katirsan dagaal halkaasi ka dhacay waxaa askarta daalan ee gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 3 Asakri waxaana lagaga dhaawacay 4 kale

 

27/12/2013 Deegaanka lagu macagacaabo Ananane oo Galaalshe katgira dagaal halkasi ka dhacay waxaa askarta nacabka ah lagaga dilay 5 Askari waxaana lagaga dhaawacay 6kale

27/12/2012 Deegaanka Balli-midgaan oo Shilaabo udhow waxaa lagu dilay 4Askari waxaana lagu dhaawacay 3kale

27/12/2012 Deegaanka Duud-libaax oo Sagag udhow dagaal ay halkaasi isaga hor yimaadeen NH/CWXO iyo Askarta gumaysiga Ethiopia ayaa waxaa ciidamada nacabka ah ee gumaysiga lagaga dilay 6 Askari waxaana lagaga dhaawacay 8kale

24/12/2012 Meesha lagu magacaabo Giir-adag oo Qabribayax u dhow dagaal ka dhacay waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 3Askari waxaana lagaga dhaawacay 4kale

22/12/2012 Deegaanka Hoola oo Qabribayax  udhow  dagaal xoogan oo halkaasi ka dhacay waxaa ciidamada daalan ee gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 12 Askari waxaana lagaga dhaawacay 9kale iyadoo dagaalkaasi lagaga furtay hub uu kamid ahaa 4qori oo nooca BKM-ka ah

Isla 22/12/2012 Qoraati oo Qabribayax  katirsan dagaal ka dhacay waxaa ciidamada daalan ee gumaysiga lagaga dilay 5 Askari waxaana lagag dhaawacy 9kale.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay