Wakaalada wararka ee Warfaafinta Ogadeniya ayaa waxay soo aruurisay dhacdooyinkii lagu waxyeeleynayay shacabka somalida Ogadeniya ee ka dhacay gudaha Ogadeniya dabayaaqadii  bishii December. Tacadiyadan oo isugu jira xidhay, jidh dil dhac iyo boob ayaa waxay ka dhaceen deegamada kala ah Gurdumi, Deeganka iimay Bari, Shilaabo, Xamaro iyo Awaare.

30/12/2012 Magaalada Gurdumi waxay askarta gumaysigu ku xidheen

Xaliimo Shariif Axmed Shariif Maxamed

Iyo Ismaaciil Aw-maxamed

30/12/2012 Garba-liibaan oo Iimaay-bari ka tirsan waxay askarta gumaysiga Ethiopia ee gabalkoodu sii dhacayo ku xidhi xidheen dadka kala ah

Gini  Siraad Xuseen

Fatxa Siraad Xuseen

Cawo Axmed Daahir

Iyo Saynaba Badal Nuur

30/12/2012 Magaalada Gurdumi  waxay askarta  nafaysan ee bakhtiyeysan ka dhaceen  Ilma Muxumed Cumar  lagac dhan 40,000 lacagta  bir- ta ah

28/12/2012 Deegaanka Fardhiito  oo Awaare katirsan waxay askarta gumaysigu si xun ugu jidh dileen

Jowhar Shariif  Maxmed  Dheere

Iyo Maynuuna Shariif  Bashiir

25/12/2012 Magaalada Xamaro waxaa lagu xidh xidhay dadka kala ah

Cabdulaahi Cabdi Cali

Axmed Aadan Gorod

Fu’aad Gorod Jiroole

Ubax Maxamed  Aadan

Aamina Muxumed

Shukriya Cabdi Macalin Cabdi

Cadeeya Cabdi Macalin Cabdi

Nasri Maxamed

Shaafi Cabdi Aadan

Saynaba Xayi  Maxamed

Maadh Mawliid

Jowhar Shugri

Mukhtaar Cabdi  Mowsar

Iyo Saynaba Macalin Cabd

25/12/2012 Magaalada Shilaabo waxay askarta naxariista daran ee gumaysiga Ethiopia ku xidheen

Farxaan Faysal Dheeg

Iyo Fataax Cabdi Shabeel

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay