Dhamaan Jaaliyadda Somalida Ogadeniya iyo dhamaan Shucuubta dulman ee Itoobiya waxaa la ogeysiinayaa in la qaban doono banaanbax lagaga soo horjeedo Xukuumadda Kaligii taliye Malez Zenawi.

Dibadbaxaas waxaa lagu qaban doonaa 89 chestnut st.  waa Jaamacada Toronto University ee ku taala isgooska University/Dundas (Chestnut Residence Conference Center University of Toronto)

mudaaharaadkaas waxaa la qaban doonaa bishan April 10, 2011 saacadu markay tahay 12:00 pm – 6:00pm

Ka soo qaybgal wacan

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay