Ethiopia waxaa loo yaqaanaa waqtigan xaadirka ah dal ku yaala Bariga Afrika oo soohdimo dhaadheer la leh dalalka Sudan, Koonfur Sudan, Kenya, Soomaalia, Jabuuti & Eritrea. Dalkan loo yaqaano Ethiopia oo laga soo bilaabo qarnigii 18aad colaad joogta ah ay noo dhexeysay ayaynaan danaynin taariikhda dalkaasi iyo heerarkii kala duwanaa ee khariidada Itobiya ay soo martay. Taasoo ah lagama maarmaan. Taariikhda cadawgaaga ood barato waxay kuu sahlaysaa inaad fahamto siyaasadaha uu kugula dagaalamayo iyo beenta uu caalamka ka dhaadhiciyo.

Wuxuu qoraaga maqaaladan oo taxane noqon doona uu baadhitaan fiican ku sameeyay taariikhda Itobiya ilaa maanta oo xukunka ay qabsadeen kooxda macangaga ah ee TPLF.  Q1aad ee Maqaaladan xiisa badan halkan ka akhri lana soco:

Riix Halkan 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay