Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa cabashadooda lagu soo daabacay wargeyska weyn ee kasoo baxa wadanka UK. Jaaliyada Ogadeniya ayaa banaanbaxi ay ku qabteen London kadib qoraalo ay u gudbisay wargeyska the Guardian lagusoo daabacay Maalinimadi Arbacada ee 16 January 2013.

Jaaliyada ayaa ka hadashay Hadalkii Wasiirka arrimaha Dhaqalaha Lyne Featherstone innuu ahaa mid mara habaabinaya shacabka Boqortooyada Britain. Hadaan nahay Jaaliyada Ogadeniya ee UK waxaan muddo dheerba aan u diraynay cabashada ku aadan xasuuqa gumeysiga Ethiopia ku hayo Shacabka Somalida Ogadeniya Dowlada UK,

Inkasto haayadaha Xuquuql insaaka sida HRW, amnesty International, ICRC iyo haayadaha UN-tuba ay qeexeen soona bandhigeen xadgudubyada kasoo hor jeeda xuquuqda aadamaha ee lagula kaco shacabka Ogadeniya hadana  nasiib xumo dowlada UK wali maysan badalin aragtideeda ku aadan dhaqaalaha lasiiyo Gumeysiga Ethiopia iyo xadgudubyada ay gumeysiga Ethiopia ka geysato dhulkaas.

Haddaan nahay Jaaliyada Ogadeniya ee kasoo jeeda dhulkaas waxaan xaqiijinayna xadgudubka loo geysto shacabka Ogadeniya ee kasoo horjeeda xuquuqda bani aadamka.

warqadan ayaa waxaa gudbisay jaaliyada Ogadeniya ee Gobolka Manchester iyaga oo ku hadlaya magaca shacabka somalida Ogadeniya ee jaliyaadaas iyo guud ahaanba jaaliyadaha Ogadeniya.

Hadaba warqadi ay Jaaliyadu qortay oo xafiiska ONA wadanka UK uu soo gaadhay Copygeedi ayaa sidan hoose u qorneyd.

………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

We are the above Ogaden community organisation based in Old Trafford Manchester and we would like to thank you for highlighting the current situation in the Ogaden in your recent article in the Guardian. The Media has for years ignored the plight of the people of the Ogaden and your professional journalism is appreciated and respected.

We have been raising the issue with our MPs for years and the British government’s position never changes despite the condemnations of international bodies such as Human Rights Watch, Amnesty International, ICRC and other UN bodies. The current response by the International Development Minister Lynne Featherstone is misleading the British public as our aid and the tax payer’s money is used by Ethiopia to suppress all political opposition especially in the Ogaden where the Liyu Police is committing series of human rights abuses and our community is a testament to these crimes against humanity.

It is also worth mentioning that the international media is barred from the Ogaden to conceal these hideous crimes and the Swedish journalist is a clear evidence for this.

Finally, we urge you to investigate more and we are sure layer upon layers of conspiracy and crime will be unearthed in the Ogaden.

Yours Sincerely

A Yonis

Secretary

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay