Dhagaystayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi qiimo badan oo ay Radio xoriyo la yeelatay taliyaha qaybta GORGOR ee ciidanka qalabka sida ee Ogadenya N/hure Cabdi Cizzi isagoo ku sugan jiida hore ee dagaalada,waraysigan ayuu N/huruhu kaga waramayaa dagaaladii u dambeeyey ee uu kamidka aha adagaalkii weynaa ee RIGAATE oo saraakiil gumaysigu barkulan ku lahayaeen halkaasna lagu laayey saraakiil badan.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay