Waxaa noo socda weli maqaaladii ku saabsanaa taariikhda dhulbalaadhsiga Itobiya oo qoraaga maqaalka Halgame Xarbi uu kaga waramayo taariikh soo taxnayd quruun oo dalkan loogu yeedho Itobiya ay shucuubta dariska la’ah duulaan joogta ah ay ku hayeen.

Waxaa sidoo kale duulaan iyo dagaal uu ku dhex maray Geeska Afrika quwadihii reer Yurub ee damaca gumaysi uu kaga jiray. Talyaaniga ayaa wada qabsaday Itobiya iyo gabi ahaan dhulka Somalida, waxaana wadamadii Talyaaniga dib uga qabsaday Ingriiska dagaalkii 2aad ee aduunka oo dib ugu wareejiyay Itobiya waddanka Ogadenya.

Taxanahaa taariikhiga ah ayuu qoraaga kaga faalooday maqaaladan taxanaha ah. Halkan ka Akhri;

Qaybtii 2aad ee Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Itobiya

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay