Wardag daga ah: Boqolal Ganacasi oo cagata mariyeen mudaharadayaal reer South Africa ah
Waxaaa ka socoda Gobolka free state mudaharaado Rabshado xoogan . In Kabadan 400 Tukaan oo ay Soomaali itoobiyaan Bangaladheesh iyo south African Leedahay oo lagu Boobay K/afric Halkan Hoose kadaaawo Qeyb kamid ah;
Banaan Baxyo Xoogan Oo Watay Rabashado ayaa Gil Gilay Deegaana Ka Tirsan Gobolka Free State ee Wadanka South africa Waxaana Dhigayay Shacab Ka Careysan In La Isku Daro Labada Dagmno ee Kala ah Sasal Berg iyo Sanvilaa o ka tirsan gobolka Free state. Hadaad maqashay South African ayaa waxa booba halkan live udaaawo Boobkan.
Rabashada oo Bilowday Maalintii Axada ayaa waxaa uu Qasaaro Xoogan Kasoo Gaaray Ganacsiga Dadka ajaanibta ah iyo Kuwa South africaanka ah ee Ku Yaala Deegaanadaaasi,waxaana sido Kale Dadka Banaan Baxa Sameynaya ay Xerteen Dhamaan Wadooyinka Soo Gala Gobolkaasai,waxaan Adaga ilaa hada isu socodka dadka soogolootiga ah ayaa iyagu Ah kuwa oo gujilicisan marka imaadan xasaradaha noocan ah
Goobaha Ganacsi ee Halkaa Lagu Boobay ayaa Gaaraya Tiradooda ilaa 300 Dukaan Kuwaa oo 80 Ka Mid ah ay Leeyiiin soomaali,Halka Qaar Kaloo Badan Dab La Qabad Siiyay.
Guud ahaan soomaalidii Halkaa Daganaa Ayaa ku hoyanaya saldhigyada ciidamada police-ka ayadoo ilaa haatana ay halkaa joogaan waxaa ay inoo sheegan in police-ka uu ku war galiyay in ay isaga baxaan meesha maadaama laga cabsi qabo in rabashadaha ay sii xoogeystaan.
Banaan Baxyada ayaa socda ilaa aada ayadoo Ciidamada Police-ka ay Ku Mashquulsan Yihiin sidii ay u Xakameyn Lahaayeen Dadka Banaan Baxyada Dhigaya. Hasa Ahaatee Saldhigyada Police-ka Ee Gobolka Free Satate Ayaa La Bur Buriyay Danba La Qabadsiiyay waxaa suura gal ah in bananbaxani kufido dhamaan wadanka iyado jiraan guux fara badan oo laga dareemayo magalooyinka waaweyn. Banaan Baxyadaani ayaa noqday kuwa soo laab laabtay mudooyinkaan dambe ayadoo dadka u dhashay wadanka south africana ay caadi ka dhigteen iIn Fariimaha Cabashada ah oo ay u Dirayaan Dowlada ay Ka Dhigaan Banaan Baxyo Lagu Boobo Gnacsiga Kaa oo aan Si loo Kala Saarin Qaxooti iyo Kuwa u dhashay wadanka intaba.police-ka Ayaaa xabsiga utaxaabay boqolal.
Lasoco-ONA
OMAR JIGJIGA SA
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.