Waxaa jaaliyada Soomalida Ogaadenya ee degan gobolka Alberta iyo dadweynaha Soomaaliyeedba la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan shir muhiim ah oo lagaga hadli doono qadiyada shacbiga S.Ogaadeeniya iyo guud ahaan xaalada Geeska Afrika.

Shirka waxaa marti-sharaf inoogu ah oo ka soo qayb gali doona wafti heer sare ah oo uu hogaaminaayo gudoomiye ku xigeenka Jabahada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya DR : Maxamed Ismaaciil Cumar.

Kala soo Xiriir:

780-984-7915  780-200-0620

780-607-2011  780-200-6616

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay