Sida aan lawadasocono baryahanba waxaa jiray bananbaxyo ay kawadeen daka qaxootiga ah ee Ogadenya laga soo barakiciyay ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab Kenyaku jira.

Dadka banaabaxaya ayaa ka cabanaya iskudayada gumaysiga Itobiyaa uu kawado dalka Kenya gaar ahaan xeryaha, sida dilalkii qorshaysnaa ee Alleha u naxariste xaaji C/rizaaq iyo Maxamad, Dhabar jibarte, Sayid C/rayman cabdulahi iyo xasuuqa aan kala joogsiga lahayn ay Itobiya ku hayso shacbiga birimagaydada ah ee ku sugan gudaha Ogadenya.

 Isusoo baxayasha ayaa watay qoralo ayku qoran yihiin – the genoside of ogadenian people is not solution, let the world  see the oppresses of ethiopia in ogaden region – iyo kuwale oo badan.

Hadaba amniga xeryaha oo faraha ka baxay owgeed mayna suuragalin inay dhexmaran wareegan oy tagaan xafisyada UN ka laalkin waxay ku gudbisten codkodii saxafa ka hawlasha dalka sida idaacada sterfm, tv ga Somali chanal, radioxoriyo, iyo warbahina kale. Sidoo kale waxaa joogay gudoonka guud ee xerada oo u dhashay dalka Ogadenia wuxuna ku soo gabagabobay banaabaxii shalay  guul iyo sidii loogu talagalay.

 

Max’ed cabdi Wali/ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay