Waxaa weli noo socda wareysiyadii ICDS, oon halkan idiinku bilaabayno qaybtii 1aad wareysiyadii taxanaha ahaa ee abwaan N/hure Cabdirashiid Xaaji Cabdiraxmaan. Wareysiyadaa ood si taxane ah u dhagaysan doontaan ayuu abwaanka C/rashiid kaga hadli doonaa arima la xidhiidha fanka halganka iyo doorka uu ku leeyahay iyo taariikhda uu alifay heesihiisa halgan iyo gabayada.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay