OGEYSIIS MUHIIM AH- Waxaa la ogeysinaya Dhamaan Jaaliyada Ogadeniya ee Gobolka Ontario Wadanka Kanada (CANADA) inay kaso qeyb galaan shirweynaha Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Gobolkaas oo dhici doona Taariikhdu markay tahay 16 February 2013 saacada- 4 galabnimo illaa Habeenki.

shirkan waxaa kaso qeyb galaya Madax sare oo kamid ah Jabhada wadaniga xoreynta Ogadeniya gaar ahaan Wafti uu hoggaaminayo Dr Maxamed ismaaciil oo kormeer hawleed ku maraya qaarada Waqoyiga Amerika.

Shirkan oo arrimo badan looga hadli doono waxaad maclumadkisa dheeriga ah ka heli karta sawirka hoose:

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay