Magaalada Shilaabo waxay kamid tahay magaalooyinka sida wayn loogu dhibaateeyo dadweynaha shacabka ah een waxba galabsan, waxayna caan ku tahay  qaar kamid ah xasuuqyadii ay ciidmada itoobiya kagaysteen iyo dad badan  oo u dhashay dagmada Shilaabo oo kamid aha maxaabiista Jeel Ogaadeen ku jirta.

Xidh xidhayga Odayaasha ayaa ka danbeyey kadib  maray diideen Codsi ooga yimid Ciidamada itoobiya eek u sugan dagmada Shilaabo kaas oo ahaa in ay keeneen Qoryo iyo wiilal kana qayeb qaataan  dagaal ay itoobiya kulajito ONLF. Waxgradka dagamada Shilaabo ayaa aadooga walaacsan caafimaadka qaar kamid aha Odayaash oo qaba xanuunka dhiig karta iyadoo tuulada Baliwariir  la geeyey ay magaalada Shilaaboi dhanka Waqooy kaga beegantahay una jirto 40 KM.

Magacyada dadka la xabsiga la dhigay ilaa hadda;

1-Ugaas Colaad Ug.Abdulaahi.Ug.Yasin.

2-Cabaas  Aamin

3-Dhoof Abdulaahi Xirsi.

4-Muuse Aw. Maxamed  Damaan

5-Cabdiqaadir Garaad

6-Abdulaahi M  Cilmi

7-Axmed Nuur Calaacal

8-Badal Axmed  Gandaaf

9-Axmed Nuur Khaliif

10-Aadan Cumar

11-Aaqil Xandhawer Cabdi nuur

12-Darhaye Isaaq Dhaal

13-Xuseen Shaaciye

Waxaa  dadkan ku jira sadex gabdhood kuwaas oo maalmo kaliya  joogay magaalada kan yimid xerooyinka Qoxootiga dalka Kenya waxaan safarkooda sabab u aha markii ay maqleen warar laxidhiidh in ay  tagi karaa waddankii

Magacyada Gabdhaha is-yidhi waad tagi kartaan wadankii ee la qabtay;

1-Dahabo Xassan Caynab

2-Xabiibo Xuseen Caynba

3-Ruqiya Abdulaahi Cagdheer

ONA.

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay