Waxaa la Ogaysiinayaa islamarkaana lagu wargalinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada Ogadenia ee gobolka  (Gauteng)  Johannesburg South Africa  inuu jirro  shir aad muhiim u ah oo dhicidoona  maalinta Isniinta ah ee ay Taariikhdu tahay 11/2/2013.

Waxaa shirka marti inoogu ah  Hogaanka Arimaha Dibada ee Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO)  N/hure Abdiraxmaan shekh Mahdi (Madey) oo safar hawleed ku jooga Wadanka  koonfur Africa.

Hadaba waxaa laga codsanayaa xubnaha Jaaliayada Ogadenia ee ku nool  magaalooyinka Johannesburg, Pretoria, iyo nawaaxigooda inay kasooqayb galaan  Shirkan muhiim ka ah oo lagu qaban doono;

Goorta:Isniinta 11ka bishan
Saacada: 11:00 Barqanimo
Goobta: Nuura Hotel
xaafada Mayfair
Johannesburg

Wixii faahfaahina  Tuuji telefoonka hoosta ku xariiqan = +27788141202

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay