Waxaa ka furmay magaaladdaTorontoshirk ay jaaliyadda u qabtay G/xigeenka oo si rasmi ah ooga furmay Hotelka Days Hotel. Shirkan oy ka soo qaybgaleen dhamaan xubnaha bulshada S.Ogadenya eek u dhaqan Toronto iyo nawaaxigeeda ayuu Gud.Ku-Xigeenka kaga xogwaramay arima badan oo quseeya halganka. Shirkaa oy dadweynaha taageera halganka iyo guud ahaan Somalida dagan Toronto ay sugayeen ayaan faafaahin dheeraad ah kaga xogwarami doonaa.

Inkastoo magaaladda Toronto oo uu ka dhacayo baraf aad u baddan iyo qabow kor u dhaafay -25, hadana shirka ayaa si balaadhan looga soo qaybgalay.

Toronto/ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay