Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dad weynaha kunool magaalada San Diego iyo nawaaxigeed iyo inta taageerta halganka xaqa’ah ee umadda Soomaalida Ogadenia, Iney imanayaan haddi alle idmo magaalada San Diego wafdi ka kooban madax sare, iyaga oo ka warrami doona akhbaarihii ugu dambeeyey dal iyo dibadba isla markaana shacbiga Soomaaliyeed uga digi doona dabinnada uu gumeystuhu u dhigayo.
Waxaa mudan in aan laga maqnaan kulanka iyadoo dhalinta OYSU San Diego ay soo bandhigi doona bandhig faneed hiddo iyo dhaqan ah sida; suugaan halgameed, gabayo iyo waliba dhaantooyin casri ah. Waxaa kalood halkaa ka heli doontaan DVD ga riwaayadii “Xaqii Shacabkaa Dilaacay PART 1” qaybtii San Diego.

When: Sunday June 19, 2011 3pm-9pm
Place: HOLIDAY INN (off AERO DRIVE)
3805 Murphy Canyon Rd.
San Diego, CA 92123

Wixii akhbaar ah fadlan kala soo xidhidh

619-495-3914
619-757-0578

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay