Shalay oy tarikhdu ahayd 17-2-2013 ayay Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia (OYSU) ee xeryaha Dhadhab isugu yimaden ergooyinkii ka kala socden 3da xero ee Dhagaxlay, Ifo iyo Xagardheer oo marti-galinaysay shir-hawleedkan oy muhiimadiisu ahayd in lagu qiimeyo waxqabadkii 3dii bilood ee lasoo dhafay lana dajiyo kan 3da bilood ee ina soo aadan.

Hadaba abare 9:00am ayuu furmay shirku waxana sidii caadada ahayd lagu furay aayadu quraan ah iyo wacdi diini ah kadibna waxaa la gudagalay qodobadii shirka oo si aada looga dooday laguna ansixay inay u hirgaleen sidii loogu talagalay dhaman qodobadii lagu dajistay shirkii hore, waxaana laysku raacay in xerada Xagardher ay mutaysatay abaalmarin shaqo oo kulankii loogu hambalyeyay looguna bugadiyay.

Sidoo kale waxaa layskuracay in korl oo qaaday waxyabo badan sida waxbarashada, ka hortaga isku dayada cadawga gumaysiga Itobiya iyo kuwa u adeega. Wuxuuna ku soo gabagabobay guul iyo sidii loogu talagay.

Max’ed cabdi Wali

Xagardheer/ONA. 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay