OGAYSIIS:

Waxaa  dhamaan  xubnaha  jaaliyada S/Ogadenia ee ku dhaqan dalka Sweden la ogaysiinayaa 23/2/2013 in ay ururka OYSU & Jaliyada Sweden ay qaban doonto bandhig faneed hidaha & dhaqanka S/Ogadenia. Sidoo  kale waxaa kasoo  qaybgalaya  suxufiyiintii  reer Sweden ee ay cadawga gumaysiga ku xidhi jireen Ogadenia,
Suxufiyiinta waxaa la weeydiin doonaa su’alo ku saabsan Ogadenia & waxa ay ka ogyihiin.
Hadaba waxaay dhamaan  xubnaha sharafta  leh ugu baaqayaan OYSU & JALIYADA Sweden inaad kasoo qaybgashaan waa kulan idin xiisa galin doona insha-allaah.

Mahadsanidiin kasoo qayb gal wacan.

Goobtu waa: Rinkeby Folkethus
Goorta: 23/2/2013
Saacada: 5:00 galabnimo -10:00  fiidnimo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay