Ururka OYSU faraca Germany ayaa shir isugu yimid lagu qabtay magalada Offenbach. Shirka oy dhalinyarada taageersan qadiyadda xaqqa ah ee Shacabka S.Ogadenya ay ku doonayaan xoriyadooda ayuu wariyaha Wakaalada ku soo waramay in sidii cadada u ahayd shacabka lagu furay ayadaha quranka kariimka iyo wacdi diini ah. Intaa ka dib ayaa waxaa loo sara kacay heesta calanka. Shirka oo ahaa mid abaabul ah ayay isugu yimaadeen dhaliyarada OYSU Germany, gaar ahaan kuwa ku dhashay wadanka Germany.

Intaa kadib waxaa  makarafoonka lagu soo dhaweyay gudoomiya jaliyda S.Ogadenia ee Germany mudane Sh. Cabdirahman kasoo ka warbixyay xaalada guud ee  halganka isagoo ku booriyay dhalinyarada inay sii labalaaban dadaalkooda.

Shirka ayaa ku dhamaaday guul laga gaadhay ujeedooyinkii loo qabtay.

 


                      
abdirahman jecliyaa/Frankfurt.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay