Dhalinyarada oo ah Kaydka mustaqbalka ee umad walba ay leedahay, ayaa15kii sanee u dambeeyay waxaa u soo baxay shacabka Somaliyeed ee Ogadenya Dhalinyaro ku hubaysan wadaniyad, leh aqoon iyo karti, diyaar u ah inay u huraan naf iyo maal iyo maskaxba halganka xaqqa ah ee looga xoreynayo umadeena gumaysiga. Dhalinyarada OYSU waa cududda halganka iyo xoogga dhaqaajinaya. Waxay ka hawlgalaan dhalinyarada gudaha Ogadenya oo waa CWXO, dalalka dariska la’ah Ogadenya iyo daafaha caalamka intaba.

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qayb ka mid ah hawlaha ay qabtaan dhalinyarada OYSU oo Halgame Sharmaarke oo ka mid ahaa wafdiigii dhalinyarada ka socday ee ka qaybgalay shirkii UN uu kaga warbixinayo hawlihii ay qabteen, saad u maqashaan heerka uu gaadhsiisan yahay wacyigooda halganeed.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay