Waxaa la ogeysiinaya Bulshada Somalida Ogadeniya iyo Somaliweyn inay ka qeyb qaataan Dood Si toos ah looga sii deynayo 23/02/2013 oo ku aadan Shidaalka Ogadeniya iyo Siyaasada Cakiran ee Addis baba.

Ilays TV- Live From Norway.

Barnaamij ku saabsan
Shidaalka Ogadenia & Siyaasadda Cakiran ee Addis Ababa.

Sabtida ( 20:00-22:00)
Fikirkaaga kusoo gudbi:
Teleefankan kala hadal: 95804018

Waxaad ka daawan kartaan Bogga Hore ee Ogadennet.com

Ilays TV-

Norwey

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay