Wararka aan ka helayno ehelada dadka shacabka ah ayaa waxay noo xaqiijiyeen in ciidamada Gumaysigu ay 23-2-203 dad shacab ah ka xasuuqeen Tuulada Boodhley oo 30 KM dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Dh/buur una dhaxaysa Tuulooyinka Cobole iyo Higlaley.
 
Dadkaas waxaa taxaabay ciidamada militariga Gumaysiga lamana oga meel ay ku hayaan in ay laayeen ama ay xeryaha ciidamada wali ku hayaan laakiin, dadku waxay sheegayaan in ay dhinaca Jigjiga u qaateen. Dadkaas lala tagay een helnay magacyadooda waxaa kamid ah:
 
1-Muxumed Ahmed ileye
2-Abdi madoobe Xasan siciid
3-AbdiraxmaanXabeeb Ahmed ileye
4-Ahmed Abdi madoobe Xasan siciid
5-Khadra Xamdi Maxamud afyare
6-Maxamed sh.Cumar
7-Fardowsa Ahmed Abdi
8-Ahmed Nuur Abdi Baribari
 
Wixii soo kordha waan idinla socodasiin doonaa.
 
ONA.
 
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay