OGAAYSIS OGAAYSIS MUHIIM AH!!!

WAXA DHAMAAN XUBNAHA GOBOLKA MINNEAPOLIS SIDA TWIN CITIES , ROCHESTAR, STCLOUD ,WILLMAR, FARIBULT DHAMAANTOOD LA FARAYAA IN AAY KA SOO QAYB GALAAN SHIRKA BILAHA AH. SHIRKAN AYAA AH MID SI HEER SARE AH LOO SOO AGAASIMAY.

GOOBTA: 1000 EAST 14THE STREET MINNEAPOLIS MN 55404

SACAADA: 1:00PM

DATE: 03/02/2013

Wixii faah faahin ah ee intaas dheer kala xidhiidh Telephonadan hoos ku qoran;

HOGANKA ABABULKA IYO ARIMAHA BULSHADA : GANI HIRSI:612-2459385
AND JACFAR DHOOF: 952-6887732

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay