Waxaan la soconay in dhaantadii – Jecliyaayee jamaalka dhulka hooyo jecliyaa – jecliyaayee xornimo aan ku joogo – inay noqotay dhaanto qaran oo dhamaan munaasabadaha Somaliyeed laga qaado laguna ciyaaro.
Waxaa na soo gaadhay hordhaca dhaanto cusub oo boqorka dhaanta abwaan Jango iyo Amal Star ay ku luuqaynayaan oy u bixiyeen –Haboon-. Halkan ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay