Waxaa la ogaysiinayaa    dhamaan Xubnaha Jaaliyada  Ogadeniya  ee Koonfur Africa  in la gaadhay  wakhtigii  uu dhici jiray Shirweynihii Jaaliya Ogadeniya ee Koonfur Africa.

Waxaa lagu wargalinayaa isla markaana loogu baaqayaa  dhamaan Xunbaha  Jaaliyada  Ogadeniya  ee Koonfur Africa  inay ka soo qayb galaan Shirweynaha  Jaaliyada Ogadeniya (JOKA)  oo  ka dhicidoona  magaalada Port Elizabeth  (PE)  ee Gobolka  Eastern  Cape  gaar ahaan Xaafada Uitenhage, Xarunta  Jaaliyada  Ogadeniya  ee Koonfur Africa.

Shirweynaha  Jaaliyada  Ogadeniya  ee  (JOKA)  ayaa Si rasmi ah  u bilaaban doona hadii Eebaha Awoodalihi idmo Taariikhdu marka ay tahay  15/3/2013, waxaana lagu gorfeyn doonaa arima badan oo muhiim u ah halganka shacabka S.Ogadenya iyo Jaaliyadda. Hadaba  Fadlan Hamoogaanin Shirweynaha  Jaaliyada, saad uga dhiibato fikrkaaga iyo aragtidaada ku aadan arimaha laga hadli doono.

Wixii  faah faahin intaa dheer  Fadlan la soo xidhiidh  Telefoonadan

0730233777

0789692669

0781491074 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay