Ogaysiis:

Waxaa  dhamaan la ogaysiinayaa jaaliyadaha rer Ogadenia ee Skandenevianka in 9/3-2013 dhici doono shirkii jaaliyadaha Skandanevianka abaaraha 1:00pm duhurnimo,
Shirku waxuu ka dhici doonaa magaala madaxda labaad ee dalka Sweden/Göteborg.

Shirka kadib waxaa furmi doona show ay idiinku tala galeen hobalada halganka oo uu hogaaminayo boqorka dhaantada Mahamud Omar Jango.
Hadaba bulshoow waxaanu idin leenahay haka maqnaanina habeenkaa qiimaha badan ee gacma furan kusoo dhawaada.

Goobta shirku ka dhici doono-Kortedela  torg, 415 10 Göteborg
Saacada- 21:00-3:00.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay