Waxaa weli noo socda wareysiyadii ay ICDS la yeelatay xubna ka mid ah ururka iyo qaybaha bulshada. Wareysiyadaa taariikhiga ah ayaan maanta ku soo qaadanaynaa wareysigii ay idaacada la yeelatay Gudoomiyaha OYSU mudane Mujaahid iyo Xoghayaha OYSU ay kaga xogwaramayaan waajibaadka saran dhalinyada Ogadenya iyo waxyaabaha uu qabto uuruka dhalinyarada. Dhagaysi wacan:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay